Guddoomiyaha Ururka  Socus Ry C/qaadir Axmed Macalin Qooje oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Kaxda

Guddoomiyaha Ururka  Socus Ry C/qaadir Axmed Macalin Qooje ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Soo dhaweynta Qooje ayaa  waxaa ka qeyb qaatay maamulka degmada oo isugu jira arimaha Bulshada,Isboortiga,Haweenka iyo dhalinyarada.

Sidoo kale socdaalka guddoomiyaha ururka Socus oo u uku wehliyay guddoomiyaha Sportiga Jaaliyada norith Ameriak C/qani Shidane 

Guddoomiye Qooje  ayaa ugu tala galay ururka agab dhameystiran  xulka degmada iyo Akadeemiyada degmada Kaxda.