Guddoomiyaha ururka Socus Ry oo booqday dhallinyarada baahiyaha gaarka ah qaba ee jecel kubadda cagta


Guddoomiyaha ururka Socus Ry C/qaadir Axmed Macallin Qooje ayaa booqday dhallinyarada baahiyaha gaarka ah qaba ee jecel kubadda cagta islamarkaana ku sugan magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa dhallinta u balan qaaday garab istaag buuxa oo dhanka Socus Ry ah, isla markaana ay heli doonaan qalab dhameystiran.