Ururka Socus ayaa qalab u qeybiyay akadeemiyada Kpp oo ay ku mideysan yihiin xiddigo da’yar.
Guddoomiyaha Ururka Socus ahne Guddoomiyaha Isboortiga jaaliyada Findland C/qaadir Axmed Macalin Qooje ayaa si weyn ugu farxay in uu arko caruur da’yar kuwaas oo hami sare ka leh in mustaqbalka ay meel sare ka gaaraan kubada cagta.





