Ururka Socus Ry oo si weyn u dhiira galiyay dhalinyarada qabta baahiyaha gaarka ah.

Guddoomiyaha Ururka Socus Ry C/qaadir Axmed Macalin Qooje ayaa wali wada dhiira galinta dhalinyarada Isboortiga jecel ee ku sugan guud ahaan dalka Soomaaliya.

Ururka Socus Ry ayaa qalabeeyay xirirka Somali Amputee,kaasoo ay ku mideysan yihiin dhallinyarada baahiyaha gaarka ah qaba.