Socus Ry

Jaaliyadda Isboortiga Dalka Filand

Sportiga waa dariiqa nabada

Ururka Socus ry waa jaaliyada sportiga iyo dhalinyarada ee dalka finland. Waxqabadka ururka waxaa ka mid ah Somali cup ee lagu dheelo sanad walba dalka finland iyo waxtarka dhalinyarada iyo sportiga ee dhalka Soomaaliya. Socus ry waa ururka ugu facaweyn dhanka Sports-ka dalkan Finland. Socus waxaa la aas aasay sanadkii 1999. Guddoomiyaha Socus ry waa Abdulkadir Macalin (Qooje).

Hadafkeena

Midnimo iyo nabad

Ururka hadafkiisu waa in aan aaladda sportiga dhalinyarada  ku mideyno. Mideynta baa dhasha nabad

Cayaaraha Somali Cup waxaa lagu qabtaa sanad walba magaalada Helsinki ee dalka finland. Daawashada koobkan waqaa ka soo qeybgala kumanaan daawadalyaal

La shaqeynta hayadaha dowliga

Waxaan la shaqeynnaa hayadaha kala duwan ee dowliga. Waxaa la shaqynaa wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad dhexe iyo kuwa maamul gobaleedyada.

Nagala soco

Sportiga waa qeyb kamid ah xaquuqul insaanka

Waxaan taakuleynaa dhalinyarada qalab iyo aqoon.

Puhelin numero

+3580400258465

Osoite

Kauppakartanonkuja 3 B 14, 00930 Helsinki